Jen. Biixi oo shaaciyey tirada Al-shabaab looga dilay dagaalkii ka dhacay Miiroon

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay si buuxdo ula wareegeen gacan ku heynta degaanka Miiroon oo ku yaalla woqooyiga degmada Xarardheere. Jen Biixi ayaa intaas ku daray in jab weyn la gaarsiiyay kooxda Shabaab, lagana laayey dagaalyahano badan ka dib howlgal maanta Ciidamada … Continue reading Jen. Biixi oo shaaciyey tirada Al-shabaab looga dilay dagaalkii ka dhacay Miiroon